Tababar ku saabsan dakhli aruurinta oo lagu qabtay Berbera.

0
50

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Maaliyadda Maamulka Soomaaliland ayaa Magaalada Berbera ee xarunta Gobalka Saaxil tababar la xiriira Nidaamka Daqli Uruurinta ugu qabatay qaar kamir ah shaqaalaha Wasaaradda Maaliyada iyo Canshuuraha Gobalka Saaxil.

Tababarka waxaa goob jooh ahaa Agaasimaha Canshuuraha Magaalada Berbera,Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyada Soomaliland iyo qaar kamid ah Shaqaalahii loo qabtay Tababarka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here