Tababar ku saabsan Dalxiiska oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

0
72

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay tababar kusaabsan Baahinta Sara u qaadista koobaha dalxiiska Jubblanad oo loo qabtay qaar kamid ah dhalinyarada baraha bulshada ku shaqeysta iyo wariyaasha ku sugan Magaalada Kismaayo.

Tababarka ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Wasaarada Warfaafinta Jubaland waxaana kaso qeyb galay furitaanka tababarka wasiirka warfaafinta jubbaland Saleymaan Maxamed ,  qaar kamid ah dhalinyarada baraha bulshada ku shaqeysta iyo wariyaasha ku sugan Magaalada Kismaayo.

Warbixintaan waxa soojeedinya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.