Tababar ku saabsan dardargelinta dakhliga oo lagu qabtay Kismaayo

0
32

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha maamulka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ku qabtay Tababar kusaabsan dardargelinta kordhinta iyo Horumarinta Dakhliga gudaha.

 

Tababarkaan waxaa kasoo qaybgalay Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Maaliyada Jubbaland, Agaasimaha Waaxda Dakhliga Wasaaradda Maaliyada Iyo Horumarinta Jubbaland, iyo Xubno ka socday Ururada Bulshada magaalada Kismaayo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here