Tababar ku saabsan daryeelka caruurta oo lagu qabtay magaalada Hargeysa.

0
16

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Bulshada ku nool xaafaddaha Shiikh cumar, maxamed mooge iyo sancaani ee magaalada Hargeysa ayaa maanta loo qabtay tababar ku saabsan Daryeelka caruurta.

Tababarka ayaa waxaa qeybtay Hay’addaha Havoyoco iyo unicef oo ka shanaayo dowladda Hoose ee magaalada Hargeeysa iyo qaar kamid ah wasaaradaha maamulka Soomaaliland.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here