Tababar ku saabsan daryeelka deg-dega ah lagu soo gabagabeeyay Hargeysa

0
62

Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Soomaalinad oo kaashaneyso  Hay,ada  caafimaadka aduunka ayaa tababar u soo gabo-gabeeyey qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka Tababarka ayaana ku saabsanaa  daryeelka deg-dega ah ee bulshada.

Tababarka ayaa waxaa ka qeybgalay madax ka socoday wasaarada cafimaadka soomaalinad iyo shaqaale ka kala socoday xarumaha cafimaadka ee magalada hargeysa.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan  Xuseen