Tababar ku saabsan daryeelka hooyada iyo dhalaanka oo lagu qabtay Dhuusamareeb

0
57

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug, Dr.Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa magalada Dhuusamareeb ka daahfuray tababbar ku saabsan daryeelka hooyada iyo laabgelinta dhallaanka.

Tababarkan ayaa waxaa ka qayb galay Dr.maxamed Axmed calasow, Madaxa Caafimaadka Caruurta ee Wasaarada Caafimaadka Somalia,cabdinuur cilmi – Madaxa qeybta Caafimaadka ee Xafiiska UNICEF ee Galmudug, mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, iyo shaqaale caafimaad oo ka howlgala xarumaha caafimaad oo ku yaalla gobolka Galgaduud.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here