Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Ceel barde kusoo xirtay Tababar kusaabsan Daryeelka iyo Caafimaad Xoolaha islamarkaana loo qabtay dhaqaatiirta ka shaqeeya Horumarinta Caafimaadka Xoolaha.
Munaasabada lagu soo xirayay Tababarka ayaa waxaa ka qeybgalay Isuduwaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha Degmada Ceel barde, Xoolo dhaqato , Dhaqaatiir iyo mas”uuliyiin kale.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


