Tababar ku saabsan daryeelka macaamiisha oo lagu soo gabagabeeyay Hargeysa

0
60

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee maamulka Soomaliland ayaa lagu soo gabagabeeyay Tababar ku saabsanaa Daryeelka Macaamiisha kaasi oo loo qabtay qaarkamid ah shaqaalaha eleboorka cigaal ee magaaladaasi.

Tababarka ayaa waxaa qabtay wasaaradda Duulisada hawada maamulka Soomaliland wax uun socoday muddo laba maalin.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.