Tababar ku saabsan Dastuurka Iyo Wadaniyada oo lagu soo gabagabeeyay Hargeysa.

0
97

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland ayaa lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan Barashada Dastuurka iyo Wadaniyada , waxaa soo qaban qaabisay waasarada Xiriirka goloyaasha iyo Arimaha Dastuurka ee maamulka Soomaliland.

Tababarkaan oo loo qabtay shaqaalaha wasaarada ganacsiga ayaa waxa uu socday mudo 3 Maalmood ah, inta uu socday tababarka ayaa waxa shaqaalaha lagu baray cashiro la xiriira Dastuurka iyo Wadaniyada.

Warbxintan waxaa inoo haya  Bilaal Daahir Waaneey