Tababar ku saabsan daweynta ceelasha biyaha oo lagu qabtay Baydhabo.

0
130

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda tamarta iyo khayraadka biyaha KGS ayaa Tababar ugu qabatay magaalada Baydhabo ardayda jamacada koonfurta soomaaliya iyo qeybo kamid ah shaqalaha wasaarada.

Tababarkaan oo kusaabsan sidii loo daaweyn lahaa ceelasha biyaha ee magaalada ayaa waxaa qaban qaabadiisa iska kaashaday Wasaaradda tamarta iyo khayraadka biyaha KGS iyo Jaamacada Koofurta Soomaaliya.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here