Tababar ku saabsan dhamaystirka siyaasada gudniinka Gabdhaha oo lagu qabtay magaalada Hargeysa.

0
16

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada Shaqo Galinta maamulka SLN ayaa Magaalada Hargeeysa ka daahfurtay tababarkan oo ku saabsan Dhamaystirka Siyaasada Gudniinka Gabdhaha waxaana ka qeybgalay xubno kamid ah wasaaradaha somaliland, haween iyo masuuliyiin kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Luul Aadan