Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay Tababar ku saabsan dhibaatooyinka ay la kulman wariyasha Soomaaliyeed gaar ahaan sameynta sheekooyinka murugada leh.
Tababarkan oo socon doonaa muddo laba maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb galaya qaar ka mid ah wariyasha ka howlgala ee magaalada Baladweyne.
Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.