Baledweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Dakhliyadda Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar Mudane Xasan Xuseen Cabdullaahi ayaa magaalada muqdisho ka daah furay tababar kusaabsan Dib u eegista Dakhli aruurintii sanadkii 2024 iyo sare u qaadida habka canshuur bixinta sanadkaan 2025.
Tababarkaan ayaa socon doono muddo laba maalin ah kaasi oo loo qabtay qaar kamid ah howlwadeenada waaxyaha dakhliyada.
Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.
Audio Player