Tababar ku saabsan dib u eegista hanaanka Dastuurka oo lagu soo gabagbeeyay Baydhabo.

0
79

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arimaha Qoyska iyo xaquuqal insaanka Dowald gobaleedka koonfur Galbeed marwo Nasro Aweeys Shiikha Xuseen ayaa magaalada Baydhabo ku sooxirtay tababar kusaabsan dib u eegista hanaanka Dastuurka iyo sharuucda doorshooyinka sharciga Haweenka iyo nabad galyada

Tababarka ayaa waxa faaiidaystay masuuliyiin katirsan koonfur galbeed iyo ururada Haweenka ee magaalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud