Tababar ku saabsan diwaangelinta codbixiyaha oo lagu soo gabagabeeyay Wanlaweyn

0
105

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu soo gaba gabeyey tababar loo qabtay shaqaalaha diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka.

Tababarkaan, oo socday muddo lix maalmood ah, ayaa waxaa ka faa’iideystay dhalinyaro aqoonyahanno ah oo si hufan loogu soo xulay howsha diiwaangelinta codbixiyayaasha Degmada Wanlaweyn iyo tuulooyinka hoos yimaada ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here