Tababar ku saabsan doorka ay warbaahinta ee ka hortaga midab takoorka oo lagu qabtay Baladweyne

0
143

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan awood dhiska doorka ay warbaahinta kuleedahay wax ka qabshada tikoorka ay la kulmaan dadka laga tirada badan yahay waxaana soo qabqaabiyay Dalada SOMA

Tababarka ayaa waxaa ka qayb galay qaarkamid ah wariyaasha kahawal galo magaalada Baladweyne culumada magaalada iyo ururada bulshada Rayidka.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here