Tababar ku saabsan doorka bulshada ka qaadan karan dhismaha golaha deegaanka oo lagu qabtay Kismaayo

0
76

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daah furtay tababar saabsan doorka bulshada ay ka qaadan karaan dhismaha Goleyaasha Deegaanka.

Tababarkan ayaa waxaa ka qeyb galaya dad laga soo kala xulay deegannada Goobweyn iyo Cabdalle Biroolle ee gobolka Jubbadda hoose si fahan badan uga qaatan ahmiyadda uu lee yahay golaha deegaanka.

Warbixintan waxaaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi