Tababar ku saabsan doorka haweenka ee Kobcinta dhaqaalaha oo lagu qabtay Baydhabo.

0
135

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya yacquub isaaq Xusseen ayaa daah-furay tababar ku saabsan doorka aay Haweenka ku leeyihiin kubcinta dhaqaalaha.

Tababarka oo lagu qabtay magalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay islamarkana aay soo agaasintay wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa loo qabtay qaar kamid ah Haweenka Ganacsiyada yaryar ku leh magalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here