Tababar ku saabsan doorka odayaasha ku leeyihiin nabadda oo laga Daahfuray Booraama

0
108

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha Waaxda Dhismaha Nabada, Dhaqanka iyo Siyaasada ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Mustafe Ismaaciil Cabdi ayaa magaalada Boorama ka furay Tababar ku saabsan doorka Madax-Dhaqameedka ee Horumarinta Nabad Waarta.

Furitaanka tababarkan waxaa ka qeybgalay xubno kamid ah maamulka Gobolka Awdal,odayaal iyo waxgarad kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin