Tababar ku saabsan dowlad wanaagga iyo barashada xirfadaha oo lagu qabtay Muqdisho.

0
120

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada muqdisho ayaa lagu soo gaba gabeeyay tababar ku saabsanaa dowlad wanaagga iyo barashada xirfadaha kubiyuutarka, Hogaaminta wanaagsan, Culuumta bulshada kaasoo socday muddo bil ah.

Tababarkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ururka dhalinyarada gobolka Banaadir waxana ka qeyb galay xubno katirsan maamulka gobolka Banaadir iyo dhalinyaro kasocotay degmooyinka gobolka Banaadir.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.