Tababar ku saabsan fagaaro ka hadalka oo lagu qabtay Kismaayo.

0
141

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada kismaayo ayaa lagu qabtay tababarkan oo ku saabsanaa fagaare ka hadalka kaasi oo ay ka faa-ideysteen 45 arday oo wax kabarata jaamacada Kismaayo.

Tababrkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay machadka cilmi barista ee Jaamacada Kismaayo .

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud