Tababar ku saabsan fahanka qorshaha Qaran ee haweenka nabada iyo amniga oo laga daah-furay Muqdisho.

0
156

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaliyaa ayaa laga daahfuray Tababarkan oo kusaabsan fahanka Qarshaha Qaran ee Haweenka Nabada iyo Amniga .
Tababarkan oo socon doono mudo sadax cisho ah ayaa waxaa kasoo qeeybgalay haween ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir culimo iyo xubno ka socday ururada bulshada Rayidka.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan