Tababar ku saabsan faracyada iibka ee wasaaradaha iyo Hay’adaha dowlada oo lagu soo gabagabeeyay Hargeysa

0
138

Baladweyne(Radio Beerlula)- Gudoomiyaha gudida Qandaraasyada  Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku soo xiray tababar socoday mudo 3 cisho ah waxana loo qabtay masuuliyiinta hay’addaha Iibka ee wasaaradaha iyo hay’addaha maamulka Somaliland.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.