Tababar ku saabsan farsamada gacanta oo lagu qabtay Hargeysa

0
163

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ururka Adam Academy ayaa magaalada Hargeeysa tababar ugu soo gabagabeeyay In kabadan 20 dhallinyaro ah kuwaas oo loo tababarayay Xirfadaha farsamada gacanta Sida korontada , Biyo gelinta iyo makaaniga.

Munaasabada waxaa ka qey galay Agasimaha guud ee Ururka Adam Academy, Xildhibaano, Mas’uuliyiin ka socday Dowlada hoose magaalada Hargeeysa, Iyo dhallinyarada munaasabada loo qabtay.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.