Tababar ku saabsan fulinta hormarinta tubta deegaank oo lagu qabtay Garowe

0
183

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Garoowe ayaa lagu qabtay Tababar kusaabsan fulinta hormarinta tubta deegaanka 2022-2024 waxaana ka qeyb galay furitaanka tababarka Wasiir ku xigeenka wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada Puntaland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi