Wararka Tababar ku saabsan gargaarka deg dega oo lagu qabtay magaalada Gabiley. By admin - February 4, 2023 0 368 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Gabilay ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan gargaarka deg dega waxana tababarkan ka qeyb galay askar iyo saraakiil ka tirsan ciidamada dab damiska Somaliland. Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen. http://radiobeerlula.so/wp-content/uploads/2023/02/Warbixinta-tababarka-somalilnad-by-xaawo-luul-sax.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X