Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ayaa lagu soo gaba-gabeyay tababar loo qabtay macalimiinta qaar kamid ah goobaha waxbarashada.
Tababarkan ayaa lagu baranayay hab qoraalka macalinka waxaana soo qaban-qaabisay dowladda hoose ee Hargeysa.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.