Wasaaradda kaluumeysiga iyo Horumarinta kheyraadka Badda maamulka Somaliland ayaa magaalada Berbera tababar ugu qabatay qaar kamid ah kulmeeysatada magaaladasi.
Tababarka oo lagu baran doona faya-dhowrka iyo hababka casriga ah ee loo kuluumeysto ayaa waxaa loo qabtay afartan xubnood oo kamid ah kaluumeysatada magalada Berbera.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq


