Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maxkamadda Sare ee maamulka Hirshabeelle ayaa magalaada Jowhar ka daahfuray tababar ku saabsan Heerka habka ciqaabta soomaaliyeed islamarkaana u qabatay garsoorayasha iyo xeer-iaaliyaasha ka howlagala Deegaanada Hirshabelle.
Daafurka tababarka ayaa waxaa goob joog ahaa Mas’uuliyiin ka socotay maamul Hirshabelle, Garsoorayaal , Xeer ilaaliyaal iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare maamulka Hirshabelle.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.