Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddiga madaxada Banaan ee doorashooyiinka qaranka ayaa tababar magaalada Guriceel uga furay shaqaalaha ku meelgaarka ah ee guriceel ka shaqeeyn doona.
Waxaa tababarkan lagu siin doonaa casharo ku saabsan habka diiwaangelinta dadweynaha ilaalinta xogaha iyo Sharciga doorashooyinka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


