Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradaha Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Federaalka iyo Jubbaland ayaa kusoo gabagabeyay magaalada Kismaayo tababarkan oo u socday qaar ka mid ah culimada magaalada Kismaayo.
Tababarka ayaa waxaa u uku saabsanaa habka gudbinta fariimaha wacyigilinta.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.