Tababar ku saabsan habka loo baaro cudurada ku dhaca wadnaha oo lagu soo gaba gabeeyay Baladweyne

0
131

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan habka loo baaro cudurada ku dhaco wadnaha waxana ka qeyb galay qaar ka mid ah ardeyda dhigata jaamacada Green Hope faraceeda Baladweyne.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.