Tababar ku saabsan habka loo baaro cudurada wadnaha oo lagu qabtay Baladweyne

0
189

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan habka loo baaro cudurada ku dhaco wadnaha waxana ka qeyb galay qaar ka mid ah ardeyda dhigata jaamacada Green Hope faraceeda Baladweyne.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.