Tababar ku saabsan habka loo sameeyo xog ururinta oo laga daah furay Baladweyne.

0
202

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga daah furay tababar ku saabsan habka loo sameeyo xog ururinta kaasoo socon doona muddo saddex maalmood ah, waxana ka qeyb galaya ardeyda dhigata qaar ka mid ah jaamacaddaha magaalada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here