Tababar ku saabsan habka loo sameeyo xog ururinta oo lagu soo gaba gabeeyay Baladweyne.

0
250

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan sida loo sameeyo cilmi barista loona diyaariyo buuga qalinjibta ee jaamacada waxaana tababarkan oo socday mudo labo maalmood ah loo qabtay ardayda dhigata jaamacada Hiiraan iyo qaar ka mid ah Jamaacaddaha Magaalada.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa Sacdiya Maxamed Maxamud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here