Tababar ku saabsan habka loo sameeyo xog ururinta oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Baladweyne.

0
173

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 120 ardey oo dhigata qaar ka mid ah jaamacaddaha magaalada Baladweyne ayaa loo soo gaba gabeeyay tababar socday muddo saddex maalmood ah kaasoo lagu baranayay habka loo sameeyo xog ururinta.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here