Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Warfaafinta XFS ayaa tababar ku saabsan Sida loo tabiyo wararka ku saabsan xaquuqda Caruurta ugu furay magaalada Muqdisho qaar ka mid ah wariyaasha ka howlgala Warbaahinada ku yaalo Caasimada dalka soomaaliya ee muqdisho.
Ujeedka loo qabtay tababarka ayaa waxa uu yahay sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta iyo hab tabinta wararka la xiriira caruurta.