Tababar ku saabsan habka qoraalka oo laga furay Muqdisho

0
194

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda warfaafinta XFS Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray tababar la xiriira Aasaaska Habka cilmi baarista iyo qoraalada.

Munaasabad daah furka tababarka ayaa waxa kaso qayb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta ee XFS ,Bahda warbaahinada ka howl gala magaalada Muqdisho iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaaa so jeedinaya CabduqaadirCumar Ibrahim