Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Shaqo-gelinta, arrimaha bulshada iyo Qoyska ee maamulka Somaliland ayaa magaalada Burco ka furtay tababar ku saabsan kobcinta xirfadaha shaqo-raadinta .
Tababarkan ayaa waxaa ka qeybgalay Dhallinyaro ka socotay dugsiyada sare iyo jaamacadaha Somaliland waxaana bixi doona tababarka xubno kamid ah Wasaaradda shaqo gelinta.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin