Tababar ku saabsan habka xog uruurinta oo lagu qabtay Kismaayo

0
70

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga Dowladd gobaleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daahfuraayo tababar kusaabsan sidii shaqaalaha Wasaaradda ay gacan uga gaysan lahaayeen, diiwaan galinta iyo xog uruurinta Iskaashatooyinka Kaluumaysiga ee Deegaanada Jubbaland.

 

Tababarka ayaa waxaa loo qabanayaa shaqaalaha Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga Dowlada Gobaleedka Jubbaland wax uun socon doonaa muddo toban maalin ah.

Warbixintan waxaa soo Sacdiyo Maxamed Maxamuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here