Tababar ku saabsan Hiddo dhaqameedka dahsoon oo lagu qabtay Muqdisho.

0
47

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Tababar ku saabsan diyaarinta warbixinta caalamiga ee Hiddo Dhaqameedka Daahsoon ayaa  lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Daahfurka Tababarka ayaa waxaa kasoo qeybgalay mas’uuliyiin ka socotay maamulka gobalka Banaadir, aqoonyahano ,bahda Hiddaha iyo dhaqanka ,Odayaal,Haween, iyo dhallinyaro.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.