Tababar ku saabsan hogaaminta isbedelka xubnaha golyaasha degmooyinka oo lagu qabtay Kismaayo

0
176

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arimaha gudaha fedraalka iyo dib uheshisiinta dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daah furtay tababar kusaabsan hogaaminta isbedelka xubnaha golyaasha degmooyinka iyo masuuliyiinta dowladaha hoose.

tababarkaan oo soco doono mudo sadax maaalin ah ayaa loo qabtay qaar kamid ah howl wadeenada dowlada hoose ee magaalada kismaayo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here