Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaarada Duulista iyo Hawada Somaliland Fuaad Axmad Nuur ayaa magaalada hargeysa tababar ugu furay Agaasime Waaxeeda iyo Maamulayaasha garoomada ee Soomaliland.
Tababarkan ayaa lagu baran doonaa mudada uu socdo kobicinta, hogaaminta iyo dajinta qorshayasha, waxana tababarkan bixineysa Sooma.
Warkan waxaa inoo hay Xaawo Aadan Xuseen.