Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay Tababar ku saabsan hogaaminta wanaagsan.
waxaa loo qabtay in kabadan 25 kaabaglaas oo ka kala socday fasalada iskuulka Hormuud ee Baladweyne.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan
Audio Player

