Baladweyne(Radio Beerlula)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyada ayaa tababar ugu soo xiray Magaalada Hargeysa 110 kamida shaqaalaha wasaarada maaliyada.
Tababarka ayaa ku saabsanaa hogaaminta wanagsan iyo maamul wanaaga shaqada.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.