Tababar ku saabsan hormarinta aqonta gabdhaha oo lagu qabtay Kismaayo

0
123

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay tababar ku saabsan sidii haweenka magaaladaasi sare loogu qaadi lahaa aqoontooda gaar ahaan dhanka hogaaminta bulshada

Waxaa ka qeybgalay kulanka xubno kamid ah ururka haweenka jubbaland ,dhallinyaro,waxgarad iyo masuuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here