Tababar ku saabsan hormarinta iyo qiimaynta shaqada iyo shaqaalaha oo lagu qabtay Hargeysa

0
95

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada maaliyada iyo hormarinta dhaqaalaha eee maamulka soomaliland ayaa Magaalada hargeysa ka daah furtay tababar ku saabsan hormarinta iyo qiimaynta shaqada iyo shaqaalaha kaasi oo loo qabtay agaasimayaasha wasaarada maaliyada ee maamulka soomaliland.

Tababarkaan oo socon doono mudo 5 maalmood ah ayaa waxa shaqaalaha lagu bari doonaa habka maamulka toosan iyo qiimaynta shaqada iyo shaqaalaha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey