Tababar ku saabsan horumarinta adeegyada aas aasiga ah oo lagu soo gaba-gabeey Qardho

0
56

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan horumarinta adeegyada aas aasiga ah.

Tababarka ayaa loo qabtay guddiga horumarinta degamada Qardho.

Warkan waxaa ino haya Cumar Yuusuf Aadan.