Tababar ku saabsan Horumarinta Amniga iyo badqabka Duulista oo lagu qabtay Ceerigaabo.

0
214

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Wasaaradda Horumarinta Duulista Hawada iyo Garoomada Diyaaradaha maamulka Soomaliland ayaa magaalada Ceerigaabo ku qabatay Tababar kusaabsan Horumarinta Amniga iyo Badqabka Duulista Hawada.

Tababarka ayaa waxaa ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Duulista Hawada Soomaliland,Xubno ka socday Garoomada Diyaaradaha Ceerigaabo iyo qaar kamid ah shaqaalaha ka howlgala Garoomada Diyaaradaha ee Duulista Hawada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here