Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Garsoorka maamulka Galmudug oo shaneeyso wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qabatay tababar ku saabsan Hormarinta Cadaaladda iyo garsoorka.
Tababarkaan oo daah-furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda cadaaladda maamulka Galmudug ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan Bahda Cadaaladda Galmudug iyo Qaar kamid ah Bulshada magaalada Dhuusamareeb.
Warbixintaan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq